1- Iibinta Dhulalka banaan sida:-

a) Boosaska banaan ee kuyaala magalada gudaheeda
b) Boosaska bannaan ee kuyaala magaalada Banaankeeda sida Goofyada
2- Iibinta Dhulalka Dhisan sida:-

a) Guryaha
b) Hotelada
c) Appartments-ka
d) iyo wixi lamid ah.
3- hubinta Cabiraada Dhulalka, Beeraha iyo helista dhul maqan sida:-

a) Naqshad ahaan in loo hubiyo iney isleeyihiin dhulka iyo Decumentska
b) soo helista dhul maqan oo decumentskiisa lahayo
4- Qiimaynta Dhulalka loo rabo Rahan, Muraabaxo, iibsashada iyo Dhaxal-koob Sida:-
a) Rahan loo rabo in deyn looga qaato Bankiyada( Banks)
b) Muraabaxo loo rabo in bakigu gado dhulkaas
c) Ibsashada dhul oo aad dooneyso inaad ogaato inuu uqalmo iyo iinkale
d) Dhaxal-koob dhul loo rabo in loo sameeyo dhaxal-koob